Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Ururuka Al shabaab oo sheegaty in Diyaarad Saad Usidday Ciidanka Itoobiya ay soo rideen.

celebrex online, cheap clomid. 13812

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Shabaab ayaa u dhawaaqay in ciidanoodu dhulka soo dhigeen diyaarad Melleteri.

Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa xaqiijiyay in duleedka degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ay kusoo rideen diyaarad nuuca xamuulka ah oo saad ciidan ugeyn jirtay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Hiiraan iyo Galguduud.

Wuxuu sheegay in ciidamadooda ee hareereynta ku haya Ceelbuur ay diyaaradda waxyeello xooggan gaarsiiyeen kadibna ay ku dhacday qeybo katirsan wilaayada Galguduud.

SomaliMedia,Muqdisho

You must be logged in to post a comment Login