Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhakhtarkii Keliya ee Keliyaha yaqaanay oo kategay Somaliya

Kamagra no rx, clomid online.

Magaalada Muqdisho waxa maanta sida akhristayaasheena la socdeen ka ambabaxay Dhakhaartiir iyo Shaqaale kale oo Turki ahaa kuwaasi oofinayey Amarkii Dawlada Soomaaliya.

Dhakhtar Haliim Yilmaz waxa uu ka howlgalayey Cusbitaalka Deva Ee Magaalada Muqdisho oo Hay’ada NILE ACADEMY ay maamuleysay.
order Kamagra online cheap, purchase Zoloft.

Dr Yilmaz ayaa ahaa Dhakhtarka keliya ee joogay Soomaaliya islamarkaana soo bartay daaweynta Xanuunada ku dhaca Kelyaha.

Waxa uu Dawlada Soomaaliya Ku Eedeeyey inay uga baxday Ballan ay hore ula galeen sida uu hadalka udhigay islamarkaana uu jeclaa u adeegida Shacabka Soomaaliyeed hase ahaatee Xanibaada la saaray awgeed ay maanta Soomaaliya uga tageen.

You must be logged in to post a comment Login