Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaq dhaqaaqii xadka Soomaaliya iyo Kenya oo weli hakad ku jira

Super Kamagra buy online, acquire clomid.

Ai??Ai??
Zenegra no rx, cheap lioresal.

Female Cialis no rx, order lioresal.

Waxaa maalintii labaad hakad ku jira dhaq dhaqaaqii xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland la geeyay halkaasi, kuwaas oo gabi ahaan hakiyay dhaq dhaqaaqii xadka ee labada dhinac.

Arintan ayaa saameyn xoogan ku yeelatay shacabka la bada maamul ee Mandera iyo Beled-Xaawo oo uu ka dhaxeeyay xiriir Ganacsi iyo mid waxbarasho intuba.

Dhinaca kale wararka ka imaanaya Beled-Xaawo ayaa sheegaya in magaaladaasi maanta lagu gubay qaad si qarsoodi ah looga soo gubiyay Xadka Soomaaliya.

Maamulka degmada Beled-Xaawo ayaa la sheegay in uu amray in la gubo qaadkaasi oo lagu soo cabeeyay Jawaano.

Sawirro la soo qaaday ayaa muujinaya Qaad fara badan oo gubanaya, kuwaas oo goob laai??i??isugu keenay, islamarkaana dab la qabadsiiyay.

Xiisadda ayaa kacsan, iyadoona dhaq dhaqaaqii Xadka labada dal shalay ay xireen Ciidamada maamulka Jubbaland ee ka howlgala gobolkaasi Gedo.

periactin no rx, lioresal online. Cialis Jelly no rx, zithromax without prescription.

You must be logged in to post a comment Login