Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan & Cabsi laga qabo Shabaab oo ka taagan Gobolka..

buy Kamagra Chewable online, generic Zoloft. Apcalis SX Oral Jelly for sale, buy clomid online sildenafil, clomid online. .

Maamulka Puntland ayaa Ciidamo farabadan geeyay qeybo kamid ah gobolka Sanaag halkaas oo ay dhaq dhaqaaqyo ciidan & Cabsi laga qabo rag ka tirsan Al-shabaab laga soo shegayo.

Qaar kamid ah wax garadka ku nool gobolka Sanaag ayaa waxay ku dhawaaqeen in ay sameeyeen ciidamo iyaga gaar u ah si ay uga hor tagaan Al-shabaab in uu soo galo gobolka Sanaag Puntland.

Wax gaardkaas qaarkood oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in aysan ogolaan doonin in Al-shabaab ay soo galaan gobolka Sanaag.

Puntland ayaa xiligaan wajaheysa dagaal kaga imaanaya dhanka Al-shabaab iyadoo la ogaa in horay ay ugu wada dagaalameen deegaano kamid ah gobolada Nugaal iyo Mudug.

You must be logged in to post a comment Login