Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka socdaAi??gobolka Sh/Hoose

buy periactin, generic lioresal.

Ai??Ai??
Erectalis online, cheap dapoxetine.

Female Cialis buy online, dapoxetine reviews.
Malegra FXT online, generic lioresal buy periactin online without prescription, order lioresal. .

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Saakay laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada huwanta oo ay hoggaaminayaan kuwa dowladda Soomaaliya.

Waxaana dhaq dhaqaaqyadaasi laga dareemayaa deegaanadii Shalay lagu dagaalamay ee gobolkaasi.

Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa Ciidamadaasi ayaa sheegay in howlgallada ay sii socon doonaan tan iyo inta laga saarayo gobolkaasi Al Shabaab.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay ku wajahanyihiin deegaano horleh oo ka tirsan gobolkaasi Shabeelaha Hoose.

Dhinaca kale Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Ai??S/guuto Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in howlgalkii shalay ay ku burburiyeen 2 Gaari oo ay saarnaayeen walxaha qarxa, iyo Sidoo kale Idaacaddii Al Shabaab ee Anduluus.

Sidoo kale Abaanduulaha ayaa tilmaamay in howlgalkaasi ay Hub uga soo furteen Xarakada Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login