Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaqdhaqaaqyo dagaal oo laga dareemaayo Deegaano hoostaga Gedo

Wararka saakay laga helaayo deegaanno ka mid ah gobalka Gedo, ayaa sheegaya in Halkaasi laga dareemayo Saan-saan dagaal oo u dhexeeya Maleeshiyaadka Ahlu-sunna iyo Alshabaab.

Dhaqdhaqaaqani ayaa waxaa xaqiijiyay Sheekh Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah Afhayeenka Ahlu-sunna waljameeca oo sheegay in Ujeedka dhaqdhaqaaqani uu yahay mid lagu baadi goobaayo Maleeshiyada Alshabaab oo ay halkaasi ku wada dagaalameen maalinimadii shalay.

buy Gold Vigra online, purchase Zoloft.
Waxa uu sheegay inay wadaan qorsho ay Gobolkaasi uga soo afjarayaan Maleeshiyada Alshabaab oo uu sheegay inay ku dhuumaaleysanayaan qeybo kamid ah Gobolka Gedo.

Dhanka Al-shabaab kama aysan hadlin dhaqdhaqaaqani, waxaana xaaladda ay tahay mid kacsan, in kastoo dhaq dhaqaaq ciidan oo Labada dhinac uu sii xoogeysanaayo.

 

You must be logged in to post a comment Login