Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaqtar caan ah oo caawa dil ka badbaaday

Dr Dufle oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa maqribnimadii caawa ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu khaarajiyo kadib markii gari uu wtay lagu qarxiyay miino lagu xiray.
Waxaa lagu soo warramayaa in ciidamo ilaalo u ahaa qaarkood ay ku dhaawacmeen qaraxaasi isagana uu ka maqnaa garaiga xiliga miinada ay ku qarxeysay.
Wararka soo gaaray somalimedia ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid ka cabsi ah oo dhaqtarka amnigiisa waa la adkeeyay.
Dr Dufle ayaa hadda kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login