Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhegayso: Maamulka Garoowe “Hawada Somaliya inaan maamulo ayaan rabnaa

order Apcalis SX Oral Jelly online, acquire lioresal.

Maamulka Puntland ee uu hogaamiyo C/wali gaas ayaa sheegay markii ugu horaysay  inuu doonayo inuu dhinac ka Maamulo Hawada Dalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamulkaasi Xasan Xaaji Saciid oo Magaalada Boosaaso ee Goboka Bari Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in Puntland ay Diyar u tahay in Xiligaan ay Dhankeeda ka Maamusho Hawada Soomaaliya.

Maamulka Gaas Ayaa sheegay inay diyaar u yihiin Xiligaan in ay Qeybtooda ka Maamulaan Hawada Soomaaliya,waxaana arintaani ay muujinaysaa dhibaatada laga dhaxlay Federaalka  oo maamulka kasta uu doonayo inuu u dhaqmo sidii Dawlad dhexe oo kale.

You must be logged in to post a comment Login