Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHEGAYSO:Shirka Jaraaid ee xasan Sheekh Maxamuud Muqdisho Ku Qabtay.

Madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa maanta Dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho kadib safar uu ku tagay wadanka koonfur africa .
madaxweyanaha ayaa Gudaha magaalada muqdisho shir jaraaid ugu qabtay saxaafada waxa uuna kahadlay arimaha dalka soomaaliya oo uu kahadlay arintii wadanka ka dhacday xiligaas oo uu xasan sheekh safar uu kujoogay koonfur africa .
xasan sheekh ayaa marka hore waxa uu tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkii xarunta golaha shacabka lagu soo qaaday waxa uuna amaan u jeedshay ciidamada difaacay baarlamanka iyo xarunta shacabka .
madaxweynaha soomaaliya ayaa soo hadal qaaday iscasilaadii wasiirka amniga cabdi kariin xuseen guuleed waxa uuna ku tilmaamay arin wanaagsan hadii uu wasiirka gartay in uu iscasilo .
Ugu dambeeyntii xasan sheekh ayaa waxa uu katacsiyeeyay weerarkii ka dhacay magaalada jabuuti ee lagu bartilmaamaystay dad makhaayad kusugan .Riix halkaan si aad u dhageysatid codka madaxweyne Xassan Sheikh nolvadex tablets buy, dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login