Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dil nooc cusub ah aadna loola yaabay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

Super Kamagra for sale, order dapoxetine.

buy tadalafil online, buy dapoxetine online purchase depakote, purchase clomid. .
Dil la yaab leh ayaa maanta ka dhacay degaanka Tabeellaha Shiikh Ibraahim oo ka mid ah degaanada ku teedsan wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.

Goob joogayaal ayaa sheegay in dillkan uu yimid ka dib markii nin watay Mudac ama Maxaar uu wadnaha kaga dhuftay nin kale oo muran uu soo kala dhex galay.

Ninka mudaca wadnaha looga dhuftay ayaa la sheegay inuu isla goobta ku dhintay, waxaana halkaas isaga cararay ninkii wax dilay.

Hase ahaatee dadka degaanka oo dhacdada ku soo baxay ayaa eryaday ninkii baxsadka ahaa, iyagoo ugu dambeyna gacanta ku soo dhigay, waxaana markii dambe lagu wareejiyey gacan ku dhiiglahaas ciidamo boolis ah oo degaankaas ku sugnaa.

Qaar ka mid ah dadka degaanka oo dhacdadan la yaabay ayaa sheegay iney horey u arki jireen dad lagu dilay xabad, toorey iyo wixii la mid ah balse ay tahay markii ugu horeysay ee ay arkaan qof mudac ama Maxaar lagu dilay.

You must be logged in to post a comment Login