Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dilal ka dhacay Kismaayo

24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa Magaalada Siyaabo kala duwan uga dhacay Dilal qorsheysan kuwaasi oo lagu beegsaday 3 Ruux oo ka mid ahaa Dadka Degaanka.

buy Malegra DXT, order dapoxetine.

3 Ruux ayaa lagu Dilay bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Iyadoona Kooxihii ka dambeeyay Falka Dilka ahaa ay isaga baxsadeen goobta.

Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa faraha ka baxay kadib markii Xalay ilaa iyo Saakay ay Magaalada ka dhaceen Dilal kala duwan iyo Dagaalo halkasi ku dhexmaray Maleeshiyaad ka wada tirsan Ururka Raaskambooni.

You must be logged in to post a comment Login