Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Diyaarad Dagaal oo ku burburtay Ceel-waaq

Diyaarad militeri oo ay leedahay Kenya ayaa la sheegayaa inay ku dhacday magaalada Celwaaq oo ku taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Duuliyihii diyaaradda ayaa la sheegayaa inuu ku dhintay isla gobta ay diyaaraddu ku dhacday.

Dhowr ruux oo rayid ah ayaa la sheegayaa inay ku dhaawacmeen shilkaas diyaaradda.

Goobjooge ayaa BBC-da u sheegay in dadka dhaawaca lagu dabiibayo isbitaal ku yaalla Ceelwaq.
generic doxycycline, generic zithromax.

You must be logged in to post a comment Login