Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Diyaarad Ku Buburta Gobolka Sh/hoose iyo Warar Sheegaya In..

celebrex tablets buy buy Malegra DXT online, cheap dapoxetine. , generic Zoloft buy Erectalis online cheap, buy Zoloft online. .

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca wax basaasa ah ay kusoo dhacday gobolka Shabeelaha hoose.

Diyaarada ayaa la sheegaya in ay ku soo dhacday deegaanka Baladul amiin oo qiyaas ahaan 30 km u jirta degmada Wanlaweyn  ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Al-Shabaab ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan diyaarad nooca waxbasaasa ah ayna soo bandhigi doonaan muuqaalo iyo sidoo kale sawiro muujinaaya diyaarada soo dhacday.

You must be logged in to post a comment Login