Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Diyaaradda Uganda Airlines oo maanta duulimaadkeeda ka bilaabaysa Muqdisho

S

 Aug 29, 2019

 0S

Muqdisho-Diyaaradda Uganda Airlines ayaa maanta duulimaadkeeda tooska ahaa ka bilaabaysa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Munaasabadda lagu daahfurayo  ayaa waxaa ay maanta ka socotaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan ee Magaalada Muqdisho.

Madax  ka tirsan Dowladda Federaalka, kuwa Shirkadda Uganda Airlines iyo qaar ka mid ah safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Soomaaliya ayaa haatan ku sugan Garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho, iyadoona saacadaha soo aadan la filayo in Diyaarada Uganda Airlines Maanta kasoo degto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login