Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Diyaarado Dagaal Oo Xalay Duqeeymo Xagga Cirka Ka Geystey Deegaanka Ceel-cadde Ee Gobolka Gedo Oo Fadhiisin U Ah Kooxda Al-shabaab

Cialis Soft without prescription, cheap clomid.
Sildalis without prescription, purchase clomid.

Diyaarado Dagaal Oo Xalay Duqeeymo Xagga Cirka Ka Geystey Deegaanka Ceel-cadde Ee Gobolka Gedo Oo Fadhiisin U Ah Kooxda Al-shabaab 

 

 

 

 

Ceel-cadde-(SLL)-Wararka ka imanaya degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay goor danme laga geystey duqeyn culus oo dhinaca cirka ah,halkaasi oo ay fadhiimiso u ah kooxda Al Shabaab, ka dib markii horaantii sanadkan ay ka qabsatay Ciidanka Militariga Kenya.

Abaarihii sagaalkii caweysnimo, ayaa waxaa Deegaanka Ceelcadde laga maqlay dhawaaq culus oo ah madaafiic lagu garaacey xerada ay Al Shabaab ku leeyihiin Deegaankaasi.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen ka hor duqeynta guuxa diyaarado, iyadoo kadib ay arkeen iftiin ay bixiyeen kadibna dhowr gantaal ayaa ku dhacay.

Illaa hadda lamga garanyo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashey weerarkaasi.lama garanayo cidda iska lahayd diyaaradahaasi.

Deegaanka Ceel cadde ayaa 15-kii bishii waxaa lagu laayay in ka badan 100 askari ka tirsan Ciidamada kenya, kadib markii Al-Shabaab weerar xooggan ku qaaday xero ay ciidankaas degenaayeen.

You must be logged in to post a comment Login