Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Doodii uga adkeyd oo dhex martay xildhiban C/xakiin Macalin Fiqi & siyaasiga Faarax Macalin

February 9, 2019 0

Laba sana kadib markii dowlada madaxweyne farmaajo u dabaal degtay sanad guuradii kasoo wareegatay waqtigi la doortay ayaa dood adag oo ku saabsan waxa ka qeyb galay Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Fiqi oo kamdi ah mucaaradka iyo siyaasiga faarax macalin.

Xildhibaan Cabdixakiin Fiqi iyo Faarax Macalin ayaa aad ugu kala aragti fog wax qabadka dowlada farmaajo inkastoo dadweynihii ka qeyb galay barnaamijka dooda ay su’aalo adeg weydiinayen xildhibaanka madaama uu aad u dhaliilayay wax qabadka Farmaajo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DOODA:

You must be logged in to post a comment Login