Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Doonyo Al-shabaab lahaayeen oo lagu Qabtay Buula-burte

buy Viagra Super Active online, purchase clomid.

Doonyo la sheegay in ay Al-shabaab Lahaayeen isla Markaana ay ugu kala Gudbi Jireen Webiga ayaa la sheegay in lagu qabtay Degmada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan.

Duqa Degmada Buula-burte C/casiis Cabdulle Duurow ayaa u sheegay Idaacad ku taalla Muqdisho in ay Al-shabaab Lahaayeen Laba Doonyood oo ay Ciidamada Meletariga Dowladda Shalay Gelinkii Dambe ku qabteen Deegaan Hoostaga Degmadaas.

Deegaan u Dhexeeya Labada Degmo ee Jalalaqsi iyo Buula-burte oo Webigu maro ayuu sheegay in ay ku qabteen Doontaas, isla Markaana ay Shabaabku ugu kala Gudbi Jireen Dhinacyada Bariga iyo Galbeedka Deegaanka.

Hubka, Ciidamada iyo Raashinka ayuu sheegay in Al-shabaab ay ku Gudbisan Jireen Doonyaha la qabtay, Balse aysan Markan Kedin Jiri doonin Doonyo ay ku Gudbistaan Adeegyadaas.

You must be logged in to post a comment Login