Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Britain oo sheegtay in kulanka dowladaha ku bahoobay G-8-ka ay hordhigi doonto arimo ku aadan xaalada wadanka Soomaaliya.

Wasiirka arimaha dibada wadanka Biriten Wilyam Heg ayaa sheegay isagoo la hadlaayey golaha barlamanka wadankaasi in dowladisa oo shir gudoomin doonta kulanka dowladaha ku bahoobay G-8-ka ay hordhigi doonto arimo ku aadan xaalada wadanka Soomaaliya.

Heg ayaa sheegay in dowladiisa at muhiimada 1-aad ay siineyso xaalada wadanka Soomaaliya.

Waxyaabaha laga hadli doono ayuu tilmaamay shirkaasi in ay noqon doonaan sidii taagero caalami ah ay u bixin lahaayen dowladahaasi 8-da ah.

Dowlada wadanka Biriten waxa ay ugu horeysaa wadamada la dhacsan siyaasada wadanka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login