Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Norway oo malaayiin dollar ugu deeqday Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Norway iyo Hay’adda Norway u qaabilsan horumarinta Iskaashiga Norad waxa ay sheegaty in dowladda Norway ay saxiixday heshiis ku kacaya Malaayiin dollar oo Soomaaliya loogu tala galay.
Dowladda ayaa sheegtay in baahida Soomaaliya ee dhinaca dhibanayaasha wax looga qaban doono lacag dhan 993 million ee lacagta Norway ee Kroner (NOK).
“Dowlada Norwey ayaa mar waliba qeyb ka qadata sidii Soomaaliya looga samata bixin lahaa daruufaha adag ee Soomaaliya” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda.
Si kastaba ha ahaatee Hay’adda Arrimaha Qaxootiga u qaabilsan Dalka Norway (NRC) waxay ka mid tahay Hay’addaha Samafalka ee ka hawlgala Koonfurta Somalia.

You must be logged in to post a comment Login