Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Somalia oo u digtay Qalbi dhagax & raga mucaaradka ee soo dhaweeyay

buy Vigora online, clomid online.

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Dowlada Soomaaliya ay ka war heshay Banaanbax ay qorsheynayaan Mucaaradka iyagoo Magac kaga dhiganaya Qalbi dhagax.

Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax ayaa tan iyo markii uu yimid Magaalada Muqdisho, waxaa falaar ay Dowlada ku weerareen ka dhigtay Mucaaradka, iyadoo la qorsheeyay in Banaanbax Balaaran oo Muqdisho dhan la iskugu soo baxo la dhigo Laakiin Dowlada Soomaaliya oo ka war heshay ayaa qaaday talaabo deg deg ah.

Ciidamo ka tirsan Nabad sugida Soomaaliya ayaa warqad digniin ah u geeyay shaqsiyaadka soo dhaweeyay Qalbi dhagax, waxayna kaga digeen Banaanbax lagu carqaladeynayo amniga inuu Muqdisho ka dhaco.

Mucaaradka ayaa qorsheynayay inay lacago badan ku bixiyaan Banaanbaxan si uu noqdo kii ugu balaarnaa ee dalka ka dhaco laakiin Laamaha amaanka ayaa fashiliyay.
Brand Viagra without prescription, purchase zithromax. buy Intagra, Zoloft withoutprescription.

Si kastana ha ahaatee Dowlada Soomaaliya ayaa si weyn ula socota dhaq dhaqaaqyada Qalbi dhagax maadaama rag Mucaarad ku ah Dowlada ay gacanta ku hayaan iyagoo u adeegsan kara hadba sidii ay doonaan.

buy Brand Viagra, zithromax without prescription.

You must be logged in to post a comment Login