Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Sucuudiga oo dhiseysa Darbi ay uga gaashaamato dagaalyahanada Daacish

Dowladda Sucuudiga ayaa dhiseysa darbi weyn oo ay isaga xeendaabayso xuduudda dalka Ciraaq, halkaasi oo ay qabsadeen kooxda Daacish.

Wararka ayaa sheegaya in Kooxda Daacish oo ujeedkooda ugu weyn uu yahay in ay qabsadaan Xaramka in ay weeraro ku qaadeen illaalada xuduudda Sucuudiga.

Darbigani ayaa waxa uu dhanyahay 600 oo meyl, wuxuuna ka koobanyahay sedex dahaar oo ay adagtahay in lasoo jiiro ama lasoo jabiyo.

Horey Israa’iil ayaa darbi isaga deertey Falastiniinta, halka darbigii Baarliin la dumiyey sanaddii 1990kii.

buy sildenafil online, buy zithromax online. darbiga-sucuudiga-300x217

You must be logged in to post a comment Login