Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Turtkiga oo ka hadashay qaraxii maanta lala beegsay saraakiishaTurkiga ee u diyaar gaoobaayay soo dhaweynta madxweynahooda

Majiraan Wax Xubno ah o Waxyeelo kasoo Gaartay Qarax is Miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho, kaasoo lala Beegsan Rabay Wafdi Turki ah oo kasoo Hormaray, Madaxweynaha Dalkaas Tayyip Erdogan.

Qaraxa oo Maanta oo Khamiis ah Dhacay ayey Sheegtay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Turkigu in uusan Geysan, Wax Khasaare ah oo soo Gaaray, Xubnaha Dowladdooda ka Socda oo Xilligaas ku sugnaa Hotel-ka uu Iridkiisa Qaraxu ka dhacay ee SYL.

Saraakiisaas oo ay soo Xiganeyso Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen, in ay Jiri karaan Khasaare soo Gaaray Ciidamada Geesiyaasha ah ee ka Hortegay Weerarkaas sida ay Hadalka u dhigeen.

DAAWO SAWIRRADA. Penegra no rx, cheap lioresal.

Qaraxa Muqdisho

 

Qaraxa Muqdisho1

You must be logged in to post a comment Login