Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda Giriiga oo Xukun ku ridday Ciidamadi Turkiga ka soo baxsaday

zoloft buy online, dapoxetine reviews.

Dowlada Gariiga ayaa go’aan ka gaartay ku dhawaad 8 Saraakiil oo ka goostay dowlada Turkiga kuwaasi oo miisaan ku dhex lahaa Saraakiisha laheyd fakirka Afganbiga ee dhawaan ka dhacay dalka Turkiga.

Saraakiishaani ayaa waxaa lagu xukumay Maxkamad ku taalo wadanka Greece taasi oo ku riday xabsi min laba bilood oo xabsi ganaax ah.

Saraakiisha la xukumay oo ka tirsanaa Taliska Milliteriga Turkiga ayaa ahaa kuwo darajo heer sare ah ku dhex lahaa Milliteriga dalkaasi, waxaana sidoo kale lagu eedeeyay in si sharci-darro ah dalka Gariiga ay kusoo galeen.

Sidoo kale, Xukunka labada bilood ah ayaa dib loo dhigay muddo saddex sano ah, balse askarta ayaa lagu haynayaa xabsiga inta ay socoto codsiyada magangalyada, oo ay dawladaasi ka dalbadeen.

Dowlada Gariiga waxa ay sidoo kale ka fiirsaneysaa suuragalnimada in Sideedaasi Saraakiil ay u gacangalshaan dowlada Turkiga iyo inay sii hayaan, waxaana sidoo kale dalab is dabajoog ah uu uga imaanayaa dowlada Turkiga oo iyadu dooneysa in loo soo gacangalsho Saraakiishaasi.

Dowlada Greece ayaa sheegtay in si deg deg ah ay go’aan uga gaareyso codsiyada Saraakiisha ee ku aadan magangalyada.

Dhanka kale, Saraakiishaani la xakumay ayaa beeniyay inay ku lug lahaayen Inqilaabka dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga.

Alexandroupolis

Alexandroupolis1

Cialis Professional no rx, acquire zithromax. Alexandroupolis2-1

Alexandroupolis3

Alexandroupolis4

Alexandroupolis5

Alexandroupolis6

Alexandroupolis7

Alexandroupolis7-

Alexandroupolis8-

Suhagra for sale, buy clomid. Alexandroupolis9

Alexandroupolis91

Alexandroupolis92

You must be logged in to post a comment Login