Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda oo sheegtay in ay la wareegi doonto Doomaha iyo Maraakiibta dhoofiya Dhuxusha

May 16, 2019

 0S

Muqdisho-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa digniin u diray doomaha & maraakiibta lagu raro dhuxusha dalka laga dhoofiyo, isagoo sheegay in lala wareegayo iyadoo loo marayo shuruucda dalka.

Xeer Ilaaliyaha ayaa fal danbiyeed ku tilmaamay ka ganacsiga Dhuxusha, isagoo uga digay ganacsatada Soomaaliyeed.

Hoos ka Akhriso:-

SOMALI NEWS

 0Share

Muqdisho-KNN-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa digniin u diray doomaha & maraakiibta lagu raro dhuxusha dalka laga dhoofiyo, isagoo sheegay in lala wareegayo iyadoo loo marayo shuruucda dalka.

Xeer Ilaaliyaha ayaa fal danbiyeed ku tilmaamay ka ganacsiga Dhuxusha, isagoo uga digay ganacsatada Soomaaliyeed.

Hoos ka Akhriso:-

You must be logged in to post a comment Login