Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda oo war ka soo saartay soo xulista Baarlamaanka 2aad iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

S

Oct 6, 2019

 0S

Wasaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay warqad ay ku tilmaameyso soo xulista xubnaha baarlamaanka 2aad iyo doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019.

Wasaarada ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la ilaaliyo nidaamka dastuurka, islamarkaana waxaa ay markale Ku celisay in doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland ay yihiin kuwa aan waxba ka jirin.

Halkan Hoose ka Akhriso warqadaha

You must be logged in to post a comment Login