Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda Soomaaliya oo u dhaqantay Mukhtaar Rooboow sidii maamul-goboleedyada .

buy Viagra Super Active online, purchase clomid. Extra Super Tadadel buy online, dapoxetine without prescription.

purchase sildenafil, acquire Zoloft.

Talaado, October, 09, 2018A� Dowladdda Soomaaliya ayaa dhawaan ka mamnuucday Mukhtaar Rooboow in uu isku soo taago qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, waxaana jira eedeymo soo baxaya oo loo jeedinayo dowladda oo la sheegay in ay ballamo uga baxday Rooboow.

Wasiirkii hore e e gaadhaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed oo ahaa masa��uulkii bilaabay wada hadallada dowladda iyo Mukhtaar Rooboow waqtigii uu ka soo baxay Al-shabaab, ayaa sheegay in dowladdu ka baxday dhamaanba ballamihii horey loo wada gallay.

Cabdirashiid ayaa sheegay Mukhtaar Rooboow cadeeyay mowqifkiisa ku aadan Al-shabaab mar hore-na isaga baxay, iyadoo dagaaal uu la galay Ururka sida uu hadalka u dhiggay uu ku waayay wiilkiisa.

a�?Mukhtaar Rooboow mowqifkiisa mar hore ayuuba cadeeayay ee ah in uu isaga baxay Al-shabaab dagaallo lala galay Shabaab wiilkiisa C/laahi ayaa kaga dhintay, marin habaabin ayaan u aragnaa in Muqtaar markale lagu tiriyo Shabaab, dano siyaasadeed ayaa laga leeyahay arrintana�?. ayuu yiri wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya oo la hadlay VOA-da.

Brand Viagra no rx, order zithromax.

Dowladda Soomaaliy ayaan wali ka laaban mowqifkeedii hore oo ay uga mamnuucday Mukhtaar Rooboow musharaxnimada doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana dhawaan Baydhabo tagay wafdi uu horkacayay taliyaha haya��adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kulan la yeeshay Rooboow.

Laakiin haddana dhinaca kale marka la eego waxaa wali Baydhao ka sii soconaaya ololaha doorasho ee Rooboow uu ku doonayo in uu ku caddeeyo wax qabadkiisa haddii xilkan loo doorto.

You must be logged in to post a comment Login