Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dr.Cabdi Aadan Maxamed oo Muqdisho dib-u-heshisiin ka wada.

Dr.Abdi Aden Mohamed oo ka mid aha aqoonyahaniintii ugu horeysay ee Soomalia aya magaalada Xamar ka wada dib u heshisiin.
Dr.Abdi Aden waxuu ka mid ahaa afarti aqoonyahan ee Soomalia lahayd markey xorriyadda qaadaneysay oo kala aha Dr.avukaato Gabyow,Dr.Abdi Aden,Dr.Abdirashid Ali Sharmarke iyo Dr. Darmaan.
Ninkaani waxu noqday guddoomiyihi ugu horreyay ee bangiga dhexe ee Soomalia waxuna soo sameeyay lacagti shilinka Soomalida oo ugu horreysay 1962gi.
Dr.Abdi Aden aya go’aansaday in u dadkiisa Soomaliyeed heshiisiyo inta u qaaradda Yurub iska fadhin laha,waxuuna ka bilaabay in u beesha u ka dhashay horta heshiisiiyo kadibna u ugudbo kuwa kale ilaa u Soomaaliyida oo dhan u heshisiyo.
Waxaanu leenahay Alaha ku fududeeyo howsha aad bilowday.
DR.Abdi Aden

You must be logged in to post a comment Login