Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Duqa Muqdisho oo soo bandhigay qorshihiisa caasimadda

S

Oct 7, 2019

 0S

Muqdisho-Kaddib kulan maanta galinkii dambe lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay iskugu yimaadeen siyaasiyiin iyo wax garad kala duwan ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu ka sheegay kulankaas in maamulkiisu uu wax ka qabanayo amniga caasimadda iyo goobaha ay biyuhu fariistaan, isagoo balan qaaday in uu hor mari doono adeegyada caafimaad ee magaalada.

Cumar Filish ayaa shinacyadu waxay si weyn uga dalbanayeen in la furo wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, waxuuna sheegay in arintaas uu ku howlanyahay, maadaama sida uu sheegay ay muhiimad gooni ah u leedahay arintaas horayna uu u balan qaaday.

Dhamaan wadooyinka burbursan iyo biyo mareenka bulaacadaha caasimadda ayuu balan qaaday in maamulka gobolka uu bilaabayo dhismahooda.

Halkaan ka Daawo:-

 0

You must be logged in to post a comment Login