Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Duqeyn cirka & dhulka ah oo Shabaab lagu qaaday iyo SARAAKIIL ku dhintay

Viagra Caps for sale, cheap lioresal. Warka naga soo gaaray Jazeerada Kudhaa ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya iyo maraakiibta Kenya ay duqeymo ku garaaceen Jazeerada Kudhaa.

Duqeynta oo aheyd mid dhowr daqiiqo soctay ayaa waxaa la sheegayaan in lala bartilmaansaday Jazeerada kudhaa oo ay Maleeshiyada Alshabaab maamusho.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in duqeyntaasi ay ka dhalatay Khasaaro kala duwan, waxaana la soo warinayaa in Saraakiil ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab iyo dagaalyahaano ka tirsanaa Militeriga Maleeshiyada ay ku dhinteen duqeynta.

Inta la xaqiijiyay ilaa 8-ka tirsan Maleeshiyada oo isugu jira Saraakiil iyo Maleeshiyaad ay ku waxyeeloobay duqeynta,iyadoona halkaasi laga dareemaayo jawi cabsi abuuray.

Dhanka kale, dowladda Kenya weli kama aysan hadlin duqeyntaan lagu garaacay Jazeerada Kudhaa oo Jubbada hoose ka tirsan.

You must be logged in to post a comment Login