Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo oo Shacab & Xoolo Ku Le’deen

Viagra Caps without prescription, lioresal online.

clomid for sale nolvadex for cheap, purchase Zoloft. , lioresal online.

Ciidanka Kenya ee kusugan Gobolka Gedo ayaa waxa lasoo sheegayaa inay duqeyn xoogan ugeysteen deegaan udhaw Degmada Ceel waaq Ee Gobolkaasi.

Deegaanka lagu magacaabo Dhamase ayaana madaafiic xoogan ay ku dhaceen iyadoo Shacab iyo Xoolo badan lasoo warinayo inay ku le’deen duqeyntaasi.

Meesha lala dhacay madaafiicda waxa lagu tuhmay inay kusugnaayeen Saraakiil Al Shabaab katirsan hase ahaatee Shacab iyo xoolo ayaa lagu laaey.

Kenya ayaa dhowr jeer oo hore sidaan oo kale Xoolo iyo Dad rayid ah ku laayeen deegaano katirsan Jubbooyinka iyo Gobolka Gedo.

Ciidanka Kenya iyo kuwa Dawlada Soomaaliya ayaa waxay kusugan yihiin Degmada Ceel waaq iyagoo dhawaan amar kusiiyey Shacabka meel 30km ah inay ka guuraan fariisimahooda.

You must be logged in to post a comment Login