Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Duqeyn loo Geystay Fariisin Al Shabaab lahaayeen

Brand Cialis without prescription, dapoxetine online. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in duqeyn xaga cirka ah oo ay fuliyeen diyaradaha AMISOM lagu dilay 80 kamid ah kooxda Alshabab.
Duqeynta ayey diyaaraduhu kafuliyeen jaziirada Kudhaa iyo tuulada Caanoole ee gobolka jubbada Hoose,dhanka kalle majiro war kasoo baxay Al-shabab oo ku aadan weerarkaasi.
Ciidamada AMISOM ayaa sheegeen in weerarkani uu qeyb kayahay wajiga labaad ee dagaalka kadhanka ah Al-shabab.

You must be logged in to post a comment Login