Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

EG DEG : Deegaan horleh oo Shabaab laga qabsaday

EG DEG : Deegaan Shabaab laga qabsaday

Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM la wareegeen deeganak Fiidoow oo ku yaalla xadka ay wadaagaan gobollada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan.

Ciidamada iskaabaya ayaa gudaha ugalay deegaanka Fiidoow dagaal la’aan waxaana hadda ciidanku wadaan baaritaano meelihii ay Al Shabaabku ka maamuli jireen deegaankaasi.

Qof kusugan Fiidoow ayaa sheegay inay ciidanka ay arkayaan iyagoo dhex lugeynaya deegaanka waxaana shacabka qaar ay ka salamayaan waddooyinka.

You must be logged in to post a comment Login