Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

EG DEG:Ciidamo Buux Dhaafiyey Beydhabo Iyo Dagaal laga cabsi Qabo…

War Hada Naga Soo gaaray Magaalada Beydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Sheegay in Maanta Xiisad Dagaal Ay Kajirto Degmadaas Dad Ku sugan Beydhabo Ayaa ku soo waramaya in ay arkayaan ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiya oo dhufeeysyo ka qodanaya magaalada gudaheeda iyo nawaaxigeda.
Waxaa jirta cabsi xogan waxaa laxiray dhamaan goobihii ganacsi ee magaalada Beydhabo waxaa aad u yaraaday isku socodka dadka iyo gaadiidka xaafadaha magaalada Beydhabo.
Dadka waxaa ay is wey diinayaan fadhiisimaha waa weeyn Ee Hada ay kasameysanayaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobiya magaalada Gudaheeda iyadoo Gaadiid Dagaal oo Aad Ubadan Lagu arkayo Saldhiga magaalada Beydhabo.
Ilaa hada lama oga sababta ay ciidamada usoo buux dhaafiyeen magaalada Beydhabo waxaasa dadka qaar ay shegayaan in magaalada ay werar xoogan ku soo yihiin Dagaal yahano Ka tirsan Al-Shabaab. Silvitra tab online, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login