Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Erayada afka Talyaaniga ee afkeena kamid noqday:

 

Armaajo, Bakeeri, Fasaleeti, Laamayeeri, ,Boorso, Atoore, Fiilo, Aboosto, Abuukaato, Aseendo, Aarbitaro, Albeergo, Ayuuto, Atariisho, Afaare, Aalkoliiste, Buundo, Boolbare, Badiil, Boosteejo, Biyasheeri, Baako, Balooni, Bambiire, Bistoolad, Batari, Doobiyo, Doolsho, Dibutaati, Gambaleelo, Fatuurad, Foorno, Fiyoore, Fargeeto, Fiilo, Farmashiye, Foodare, Feesto, Iskoronyo, Iskaalsho, Isbartiibo, Istakiin, Iskoobe, Isbasiini, Iskaabulo, Isbatoore, Isbaramuuto, Jeesto, Jaaw, Jaako, Jaallo, Jardiin, Jiiro, Luujito, Laastiko, Laasatiibo, Naastaro, Naafto, Katabaan, Kelyenti, Kubeerto, Kaalshiro, Karkeeto, Kabraale, Kaariko, Kabalyeeri, Kaasayeeri, Koryeeri, Karaani, Koronto, Kaasafoorto, Kumadiin, Katiino, Kanooni, Kooye, Kushiin, Kaabbo, Minishiibiyo, Rigoore, Rubaneeto, Rajabeeto, Rumaan, Ruujino, Ookiyaale, Oraariyo, Weekiyo, Weershe, Waardiye, Shukumaan, Shaneemo, Shinyeer, Shamiinto, Shukulaato, Sakeel, Salooto, Safiito, Sabarloogo, Senti, Tabakaayo, Teesaro, Tubaako, Taraafiko, Tiibisho, Turuufo, Toorno, Turumbo.

Inta aad xusuusto ee aan ka tagay ku dar, noona sheeg kuwa loogu isticmaalka badan yahay.

W/Q Ibrahim Aden

You must be logged in to post a comment Login