Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ethiopia oo ka hadashay booqashada uu raisal wasaaraha Soomaaliya uu ku marayo degaanada Puntland.

Wasaarada arimaha dibada wadanka Ethiopia ayaa war saxafadeed ay soo saartay waxa ay uga hadashay booqashada raisal wasarae Shirdoon uu ku marayo degaanada maamulka Puntland.

War saxafadedka wasarada ayaa lagu shegay in ay Ethiopia ay soo dhaweyneso heshiiskii ay xukuumada Soomaaliya iyo maamulka Puntland kala saxiixdeen.

Wasarada waxa ay tilmaantay in arintaasi ay tahay mid taariqi ah oo noqotay heshiskii ugu horeeyay ee xukuumada Soomaaliya la saxiixato maamul goboleedka puntland.

Puntland waxa ay kamid tahay maamul goboleedyada ka jira wadanka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login