Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faah faahin: Daagaal Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Boosaaso

buy Cialis online Extra Super Tadadel online, buy dapoxetine online. , order zithromax. Brand Viagra buy online, lioresal reviews.

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Xalay Kox Hubeysan ay Weerar ku qaaday Guddoomiyihii hore ee Canshuuraha biriga Ibraahim Maxamed Shige,waxaana Weerarkaasi uu ka dhacay Afar Irdoodka Boosaaso.

Ciidamada Puntland ee halkaasi ku sugnaa ayaa iska Difaacay Weerarka Xalay lagu soo qaaday.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada Weerarka ka dhacay Magaalada Boosaaso,waxaana ay sheegeen in ay Dileen Askar ka tirsan Ciidamada Puntland.

Dad goobjoogayaal ah ayaa noosheegay in Askari ka tirsan Ciidamada Puntland Weerarka Xalay lagu dilay Islamarkaana Labo kale oo Mid uu shacab yahay lagu Dhaawacay weerarka.

Puntland ayaa Maalmihii dambe dagaal kula Jirtay Al-shabaab soo gaaray Xeebaha Koofureed ee Puntland,iyadoo sidoo kale horay Puntland ay Shabab kula dagaalantay Buuraleyda Galgala.

You must be logged in to post a comment Login