Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faah faahin Kooban:-Dagaalka udhaxeeya Somaliland & Puntland

buy Viagra Plus buy Suhagra online, order zithromax. , Zoloft withoutprescription. Sildalis without prescription, purchase clomid.

Si kooban waxa aan idiinku soo gudbineynaa in weli dagaalku yahay mid culus oo la is weydaarsanayo qeybaha kala duwan ee hubka.

Xoogga dagaalka ayaa ka socda Deegaanka Booda cade ee Gobolka Sanaag iyadoo gurmad labada maamul ay soo kala gaarayaan.

Wariye kusugan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xaalada weli lagu sifeyn Karin mid khasaaraha la ogaan karo maadama rasaasta fudud iyo mida culus la isku adeegsanayo.

Dadka deegaanka ayaa barakacaya iyadoo xabaduna ay tahay mid culus.

Hanjabaad ayey labada dhinac hawada isku marinayaan,waxaana jirta khasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac iskugu Jira.

You must be logged in to post a comment Login