Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso Faaqidaadda: Dagaalada Gobolka Shabeelaha Hoose

zoloft online, online Zoloft.

Dowladda Somalia ayaa cambaareysay dagaalada kuna baaqday in si deg deg ah loo joojiyo. Waxayna ay bilowday dadaal lagu nabadeeynayo dhinacyada dagaalamay.
Dadaalkaasi waxaa hormuud ka ah guddi gaar oo ay dowladdu u xilsaartay oo ay  hogaaminayaan wasiirada Arimaha Gudaha iyo gaashaadhigga

Colaadan oo salka ku heysa muran ku saabsan lahaanshaha dhul beereedyo ayaa waxay abuurtay cabsi laga qabo in mar kale Somaliya ay ku soo xoogeystaan dagaalada ku saleysan qabiilka xilli dowladda ay hardan ugu jirto hirgelinta hanaanka Federalka iyo higsiga doorasho Somalia ka qabsoonta sanadka 2016ka.

Hadaba maxuu salka ku hayaa dagaalkan maxaase xal looga gaari la’ayahay oo ay muddo la soo jiitamayeen, iyo doorka dowladda Soomaaliya arimahaa iyo kuwo kale ayaan ku eegeynaa barnaamijkeena.

You must be logged in to post a comment Login