Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Ku Geeriyootay Hargeysa Iyo Xukuumadda Somalia Oo Ka Tacsiyeysay.

buy sildenafil, acquire lioresal.

neurontin reviews, dapoxetine reviews.

buy clomiphene online, generic zithromax buy Brand Viagra online, zithromax online. .

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng: C/raxman Cumar Cismaan ai???Yariisoowai??? ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Shamis obokar oo loo yaqaanay ai???Gaduudo Carwoai??? taasoo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

ai???Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladi iyo qoyskii ay ka baxday Allaha u naxariistee Gaduudo Carwo oo ka mid aheyd fanaaniinta ugu magaca dheer dalkeenna Soomaaliyaai??? Ayuu yiri Eng: Yariisoow oo saaka ka hadlayay telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Gaduudo Carwo oo ka mid aheyd gabdhihii ugu horeeyay fanka Soomaalida ayaa in muddo ah ku xanuunsaneysay magaalada Hargeysa, iyadoo ugu dambeyn waaberigii saaka ku geeriyootay isla magaaladaasi Hargeysa.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

You must be logged in to post a comment Login