Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Farmaajo oo La Hadlay Dawlada & Wariyeyaasha

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo R/wasaarihii Hore ee Dalka Somaliya ayaa ku biiray Dadka U Tacsi diraya Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Axmed Abuukar (Keynaan).

Waxa uu Farmaajo ku Sheegay Yuusuf Keynaan inuu ahaa nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa Saxafiyiinta ugu fir fircoon Somaliya islamarkaana ay isagu Saaxiibo dhaw ahaayeen wada sheekeysan jireena sida uu yiri.

Mar uu la hadlay Dawlada ayuu Farmaajo ku yiri waa inaad ka ilaalisaan Kooxaha Caadeystay dilalka Wariyeyaasha u adeegaya Shacabka Soomaaliyeed.

Fariin uu udiray Bahda Warfidiyeenka ayuu Farmaajo ka codsaday inay udhabar Adeegaan Shaqadooda kuna kalsoonaadaan in naftu ay wakhtigeeda dhimaneyso. buy Kamagra Chewable online, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login