Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faroole “Kuwa aniga inaan meesha ka baxay ku faraxsanaa ha ogaadan mid iga daran inuu u yimid mamulka Puntland” Dhageyso.

faroole_Puntland_Anigaa-_Iska_leh_Family_faroole_Minister_Of_information_Puntland_Somalia_Keydmedia-620x330

Hoggaamiyihii hore ee maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa shaaciyay in isaga iyo Cabdi Wali Gaas ay kamideysanyihiin ka hortagga wax walba oo wax udhimaya awoodda maamulka iyo siyaasiyiinta deegaanka.

Faroole oo khudbad ka jeediyay munaasabad uu xilka ugu wareejinayay Cabdi Wali Gaas ayaa muujiyay in marnaba aan deegaanada Puntland laga taageeri doonin Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Wuxuuna fariin kulul hawada umariyay Xasan sheekh Maxamuud “Anigu rajaweyn kama qabo in soomaaliya hagaagto kuwii faraxsanaa in aan anigu meesha ka baxo waxaan usheegayaa in Nin aniga ilamid ah meesha yimid”.

You must be logged in to post a comment Login