Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Farrin culus iyo digniin loo diray madaxweyne Axmed Madobe

Fariin daah furan oo ku socota Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland

Mudane Madaxweyne

Taariikh cusub ayaa Jubaland ka dhacday.Ai?? In mas’uul xildhibaan ah sidaa loo galo oo la iska xiro.Ai?? Wado aad khatar u ah ayaa inoo furtay.

Shaqsi kastaa dambiile laga dhigi karaa oo la xiri karaa.Ai?? Waraaq walbaa la qori karaa oo dastuurka iyo nidaamka lugu tumankaraa.Ai?? Garsoore tayodiisa aan laga fiirsan ayaa la magacaabi karaa.Ai?? Ciidankii ayaa falal tan ka daran lagu adeegsan karaa oo ciyaal iyo hooyooyin iyo odayaalba lagu xiri karaa.

Hadii aan la isi sixinO? nidaamkii dawladnimada la sheeganayay ayaa daaqadda ka baxaya.Ai?? Caalamkuna wuu arkaa.Ai?? Umadda Soomaalyeedna way aragtaa.Ai?? Reer Jubaland na dhex fadhiyaan.

Saani si ma ehee.
Oday mas’uul baa tahay ee ha ku dheelin ixtiraamka kursiga Umada aad ku fadhidid

Waxaan kuula talinayaa…ku soo celi arintaan wadadii siyaasadeed eey saarneed.Ai?? Qori iyo xoog iyo sharci la’aan in dad lagu handado waa laga guuray.Ai?? Jubaland Dawlad wanaag bay rabtaa ee dhaqankaan foosha xun waa laga daalay.

Saani si ma aha ee wanaag halagaa arko. order Cialis soft FRUIT online, buy zithromax. periactin tablets buy, cheap lioresal Viagra Soft online, buy clomid online. . order Female Viagra online cheap, buy zithromax. order clomid, purchase clomid.

You must be logged in to post a comment Login