Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Feysal Cali Waraabe oo Maamul Cusub Dhisanaya, Xiisad ka taagan Hargeysa Ama DF Soomaaliya ayaa ku biiraynaa Wareysi BBC

Magaalada Hargeisa ayaa waxaa ka taagan Xiisad ka dhalatay kadib markii Labada Xisbi ee mucaaradka ah ee maamulka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa ku dhawaaqay inay si wadajir ah u go’aansadeen inay qaadacaan diiwaangelinta madaniga ah oo maamulka Siilaanyo uu doonayey inuu hirgeliyo.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Faysal cali Waraabe oo waraysi Siiyey Idaacada BBC-da ayaa wuxuu ku Hanjabay inay dhisi doonaan maamulka Ka madax banaan midka uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo.

generic dapoxetine, generic lioresal.

You must be logged in to post a comment Login