Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Fikradda Ingiriisku ka qabay Soomaalida

Abdulahi Nur Colombo's photo.
Abdulahi Nur Colombo's photo.
Abdulahi Nur Colombo added 2 new photos.Follow
periactin no rx, lioresal online.

Soomaalidu waa dad aad u dhiiran aadna u qabweyn- Sidaas waxaa sanadkii 1905 xiligaas oo haatan boqol sanadood ka badan laga joogo qoraal dheer oo uu qorey kuyiri Charles Iliot oo ahaa nin korneel siyaasiya kana mid ahaa ciidamadii gumaystihii boqortooyada ingiriisku Soomaaliya usoo dirtay. Wuxuu warbixin tala bixina ka qoray in aan soomaalida la kala goyn isagoo yiri “Haddii la kala gooyo dhulka soomaaliyeed nabad kuma ledi doonaan ama nabad kuma seexan doonaan kuwa kala gooyey ama xooga ku heysta.

Wuxuu kaloo yiri “Soomaalidu waa dad dagaalyahana ah oo cadaanka (Ajnebiga) iskala wayn, waana dad dhiiran oo geesiyaal ah, caqli badan oo ah nooc gaara -Special race- haddii dagaal looga adkaadona weligood si sahlan isuma dhiibaan”.

Soomaalida hadda joogtaa ma sidaa ninkaa reer Ingiriis Mr Charles sheegay baa mise waxbaa isbedeley?. ILLAAHOW dhowr dadka iyo dalka Soomaaliya.

Fadlan walaal adigoo mahadsan share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Xigasho: Abdirahman Mohamed Ismail.

generic sildenafil, generic clomid.

You must be logged in to post a comment Login