Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

France oo Dhaqaale ku Bixineysa la Dagaallanka Al-shabaab

Kamagra Gold buy online, online Zoloft. War Saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Faransiiska ayaa lagu sheegay in Dalkasi uu ka taageeri doono Dowladda Federaalka Soomaaliya Dagaalka Ka dhan ah Argagixisadda.

Sido kale waxa Warkaasi lagu sheegay in Xukuumadda Paris ay Gacan Xoog leh ka siineyso Soomaaliya Qeybaha Tabarrada Ciidamada, Dhaqaale la siinayo Ciidanka iyo Xoojinta Wadaniyadda Askarta oo ay Qubaro Faransiis ah ku taageerayaan Soomaaliya.

France ayaa ka mid ah Dowladaha hadda doonaya in ay Kaalin ku yeeshaan Nabadeynta Soomaaliya iyadoo siyaabo kala duwan uga Hadashay habka ugu dhow ee Somalia ay Nabad ku gaari karto.

Dhanka kale waxaa ay Dowladda Faransiisku Canbaareysay Weerar Maalin ka hor ka dhacay Muqdisho kaasoo ay ku dhinteen ilaa 4 qof oo ay Ciidamo Dowladdu leedahay ku jireen.

You must be logged in to post a comment Login