Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gaari Qarax Al Shabaab ku diyaarinayeen oo iyagu Ku Qarxay

Order baclofen cheap zoloft online, dapoxetine online. , lioresal online. Silfar online, purchase Zoloft.

Wararka inaga soo gaaraya Deegaanka Tooratooroow Ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxay sheegayaan in Qarax uu halkaasi ka dhacay iyadoo warar is khilaafsan ay kasoo baxayaan Qaraxaasi.

Gaari ay ku diyaarinayeen Qarax ayaa Al Shabaab la sheegay in iyaga uu ku qarxay gudaha Deegaanka Tooratooroow.

Ilaa hadda lama ogaan karo khasaaraha Al Shabaab soo gaaray maadaama dadka halkaasi deggan ay cabsi awgeed ka hadli Karin Arimaha Al Shabaab.

Ma ahan markii ugu horeysay oo gaari ay Qarax ku rarayeen Al Shabaab uu ku qarxo “Khaldaa Ma Khaldo”.

You must be logged in to post a comment Login