Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gaas Oo Fahmay Hagardaamo Uu Sameeyay Ku Xigeenkiisa Iyo Khilaaf Jira

gaas-ok

order Kamagra Gold online cheap, order Zoloft. Female Cialis online, order tadalafil, zithromax online. cheap lioresal.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa fahmay qiyaano iyo hagardaamo uu maleegay ku xigeenkiisa Injineer Camey, taasi oo keentay khilaaf aad u baahsan.

Gaas ayaa aad uga horyimid in la xanibo gaadiidkii isaga kala gooshi jiray Koonfurta  iyo deegaannada Puntland, taasi oo saameyn dhaqaale iyo mid amni reebtay.

Gaas ayaa billaabay baaritaanno degdeg ah oo ku aadan ulajeedka hoose ee ku aadan in reer Gaalkacyo cunoqabateyn la saar, waxaana uu amray in wasiirada isku yimaadaan.

Waxa uu Mr Gaas dareemay in howsha tahay mid lagu go’doominayo shacabka Gaalkacyo oo isaga isku beel yihiin, taasina ay tahay maskax uu keenay Camey oo horay isku khilaafeen isaga.

Waxaa laga yaabaa in C/weli Gaas oo ku dhowaaqo in la furay wax walbo oo horay loo xiray, Puntland aysan raali ka ahayn in la kala qob qobo shacabka Soomaaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login