Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Galmudug oo Hanjabaad dirtay, Garoonkii Gaakacyo oo Xidhan & Wixii ka dhasha oo PL Dusha loo saaray

Maamulka Galmudug ayaa ka dhabeeyay go’aankii ay horay uga soo saareen magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay ku sheegeen inay noqon doonto meel ka caagan diyaaradaha, Kadib markii maamulka Puntland uu Xayiraad Saaray Garoonka diyaaradaha ee maamulka Galmadug uu Samaystay taasi oo lagu sheegay inay tahay daan-daansi ay wado Puntland.

Maxamed Xuseen Tahliilo oo ah Xubin firfircoon oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ku war-geliyey shirkadaha diyaaradaha in diyaaraddii halkaasi ka degta ay mas’uul katahay cawaaqibka ay la kulanto. Warkaasi ayaa keenay in qaar ka mid ah shirkadaha diyaaaradaha ay baqaan, oo aysan halkaas ka degin.

Dhinaca kale Tv-ga Horn Cable ayaa wuxuu baahiyey Warbixin Xaasasi ah oo Madaxda iyo Shacabka Reer Galmudug ay uga jawaabeen Daan-daanisga ugayimid dhinaca Puntland, Sidoo kalana waxay sheegeen inay wixii ka dhasha arintaasi ay Dusha u ridin doono maamulka Puntland. Intagra without prescription, cheap zithromax.

You must be logged in to post a comment Login