Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Galmudug & Puntland oo dagaalamay

generic tadalafil, generic dapoxetine buy Female Viagra online, order Zoloft. .

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in ay shalay galab ciidamo ka tirsan Galmudug ay weerareen ku qaadaan Saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Teerage ee Galbeedka magaalada Gaalkacyo.

Saraakiil kamid ah ciidamada ayaa xaqiijiyey Dagaalka iyagoona sheegay inuu dhacay iska horimaad Culus oo labada dhinac dhexmaray.

Khasaare ayaa ka dhashay dagaalkan, iyadoo warar kala duwan ka soo baxyaaan khasaaraha gaaray.

Saraakiisha ciidamada Amniga ee Gobalka Mudug, inkastoo ay ka gaabsadeen in ay khasaaraha ka hadlaan, haddana warar madax banaan ayaa sheegaya in dhimashadu ay gaarayso in ka badan 3 oo dhinacyada dagaalamay ah.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay labada dhinac, laakiin saraakiisha Puntland ayaa sheegay iney heegan geliyaan ciidamadooda amaanka, si looga hortago qataro kalle oo dhanka amaanka ah.

You must be logged in to post a comment Login