Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ganacsade caan ka ahaa Baydhabo oo xalay halkaasi lagu diley, Magacii???

Eriacta no rx, dapoxetine online.

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah GObalka Baay ayaa waxaa ay sheegayan in xalay kooxo hubiyesan ay Magaaladu ku toogteen nin ganacsade ah oo caan Baydhabo ka ahaa oo lagu magacaabi jirey Saadaq C/laahi.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in kooxda hubeysan ee dilka geysatey ay sidoo kale dhaawaacen laba ruux oo mid kamid ah uu ahaa Askari ka tirsan Ciidamada DFS ee Baydhabo ku sugan.

Kooxda Dilka Geeysatay ayaa goobta ka Fikaday,waxaana Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay baaritaano ay ka sameeyeen Xaafada uu dilka ka dhacay.

You must be logged in to post a comment Login